Uugaami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Geel in uu uugaan sameeyo ku kallifid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga uugaami

uugaamid | uugaamin | uugaamis | ruugaami | ruugaamin | ruugaamis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg