Karaamee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -meysay)

1. Cid karaamo siin (Eebbe). 2. Cid xurmayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karaamee

karaamayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg