Karuuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)Wax meel tuurmay noqosho.
Karuuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Wax meel tuuran ahaansho.
Karuuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay)Caano karuur noqosho.
Karuuran
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Caano karuur ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga karuuran ↴
karuurmid | karuurnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg