Kasab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hanti dhibaata badan loo maray helitaankeeda.

Kasab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-sbay, -sabtay)

Wax si dhib leh ku helid; tacbid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kasab

kasbid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg