Kashifan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)

1. Wax qarsoonaa oo la sheegay noqosho. 2. Wax la ceebeeyey noqosho.

Kashifan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

1. Wax qarsoonaa oo la sheegay ahaansho. 2. Wax la ceebeeyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kashifan

kashifmid | kashifnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg