Kaskaasbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xaalad liidatey oo horey loogu jirey oo laga soo fiicnaado.

Kaskaasbax

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -bixi)

Xaalad hore oo liidatey oo lagu jirey ka soo fiicnaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaskaasbax

kaskaasbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg