Kaw
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:Erey ulajeeddadiisa laga garto wax go'ay (xarig go'ay; naf baxday); kaf.
Waakawataa waakasitaa*
Waa ka Sitaa, Waa ka wataa Waa kawadanaa Waa ka sidataan……jamac Ahaan
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaw ↴
cakaw | dhakaw | dhalo | hilible | kabawaar | kabawaarid | kawaamid | kawaan | kawaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg