Kawkab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhibaatada ka raacda xoolo aad u oomman biyo badan cabidda. ld kawkabid.
Kawkab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Xoolo aad u harraadan ama u gaajeysan biyo badan oo ay cabbeen ku wareerid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kawkab ↴
kawkabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg