Kawtan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cayaar quruurux lagu cayaaro oo jaadad badan u sii kala baxbaxda; shamako.

Kawtan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Kaw-tan ciyaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kawtan

kawtamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg