kayga
(mu.lh.l)(kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Midkan kayga ma ah”. .
kayga
(dk.lh.l) (-kayga)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Dalkaygu waa hodan”. ld kay³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kayga ↴
kay [dk.lh.l] (-kay)
ld kayga². .
kuwayga [mu.lh.w]
eeg kayga 1 / tayda 1.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg