Kaylakeen

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Qof ama dad meel dareen ka dhacay warkeeda keenid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaylakeen


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg