Kaynaani

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Geeddi dheer oo aan nasasho lahayn wadid. 2. (f.mg) Ku k.: cid wax ku tuurid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaynaani

kaynaanid | kaynaanin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg