Kaytiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.dh)

Walax geeso oo kale ah oo laga helo gidaarada unugyada fangi farabadan; waxaana uu ka koobanyahay boolisakaraydhyo. Waxa uu ka mid yahay walxaha daboola jidhka cayayaanka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kaytiin


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg