Kebbis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld kabbis (-syo, m.dh) Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo ama wax kale oo lagu sameeyo dhismaha iwm laguna qurxiyo. 2. ld kebbin.
Kebbis
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)Lakab adag oo ka samaysan dhagax, dhoobo, qoryo iwm. meel ku sameyn. ld kabbis².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kebbis ↴
kabbin | kabbis | kabbisan | kabbisid | kabbisii | kabbisiin | kabbisnaan | kabbisnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg