kediso
(m.dh)ld kadiso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kediso ↴
bardad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Cabsi kediso ah la wareerid; argaggexid. ld barkad², barkag², berded², berkeg².
kadiso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax aan lagu talaggelin oo si lama filaan ah u dhaca. ld kediso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg