kelmed
(m.dh) (-do, m.l)Eray, hadal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kelmed ↴
erey [m.l] (-yo, m.dh)
1. Dhawaaq kasta oo weer ka mid ah oo macne lagu garto gudbiya; kelmed. 2. Muran aan loo bogin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg