Erey

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo, m.dh)

1. Dhawaaq kasta oo weer ka mid ah oo macne lagu garto gudbiya; kelmed. 2. Muran aan loo bogin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga erey

ma | qaab-dhuleed | laakiin | oomane-u-eke | oraah | qaamuus | wadar | xaasha | xadaf | xadaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg