Khaayis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cunto waqtigeedii dhammaa-day oo dhacday. 2. Cunto baryood ah.

Khaayis

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

Cunto waq-tigeedii dhammaaday oo aan la cuni karin noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khaayis

khaayisid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg