Khabiid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Qof aan weji furreyn oo xaasid ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khabiid

khabiidnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg