Khalkhal-birlabeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(c.fal) Qulqulad weyn oo ku dhacda bed birlabeedka dhulka oo dunida oo dhan saamaysa, taas oo dhammaan ama sida badan qarinaysa isbeddelka maalmeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khalkhal-birlabeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg