Khamiirid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg khamiir².
Khamiirid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(baay.) Isbeddel kiimikaad oo ay walxaha orgaanikada ku dhaliyaan waxyaabo nool (sida: yiist, baktiiriya, iwm). Falkaasna waxa keena insaymo. Waa dariiqada lagu diyaariyo alkoollada (sida: itanool). Marka insaymka loo yaqaan siyaameys uu la falgalo sonkoraha (sakaraydhada) ku jira istaarijka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khamiirid ↴
qamiirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg