Khamiis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)Dhar tolan oo ilaa canqowyada jooga, gacmo dheerna leh oo raggu gashadaan. ld qamiis.
Khamiis
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-so, m.l)Maalmaha toddobaadka mid ka mid ah oo arbacada iyo jimcaha u dhexeysa.
Khamiis*
Dhar ama wax lagu talagalay nimanku inay Xirtaan gaarahaan nimanka Muslimiinta ah
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khamiis ↴
arbaco |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg