Kharaarow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-raaday, -raatay)

1. Wax kharaar noqosho. 2. Wax adkaaday noqosho (arrin). ld xaraarow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kharaarow

kharaaraansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg