Khariidad-kala-sarreynta

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-o ..., m.l)

(juqr.) Khariidad muujinaysa kala sarraynta meel.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khariidad-kala-sarreynta


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg