Khashkhash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhagar; sir; mardabo. 2. Wadnaqabad; qasacajebis. ld qashqash¹.

Khashkhash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax kaga qaadid. 2. Cid dhibid, ku dheelid ama lagu dheelo. ld qashqash².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khashkhash

khashkhashaad | khashkhashid | qashqash | qashqashaad | qashqashid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg