khasiyad
(m.dh) (-do, m.l)Wax la qoonsado oo gardarro ah oo cid lagula kaco.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khasiyad ↴
khasiyadayn [m.f.dh]
eeg khasiyadee.
khasiyadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Cid khasiyad ku sameyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg