khatalan
(m.l)Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.
khatalan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.
khatalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la khatalay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khatalan ↴
khatalmid [m.f.dh]
eeg khatalan².
khatalnaan [m.f.dh]
eeg khatalan³. ld khatalnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg