Khatif

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif¹.

Khatif

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Marin ka habaabid. ld khaddif².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khatif

khaddif | khaddif | khaddifid | khaddifsanaan | khaddifsanaansho | khatifid | khatifsan | khatifsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg