khayaanalow
(m.l) (-wyo, m.dh)Qof dhagar badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khayaanalow ↴
sirrow [m.l] (-wyo, m.dh)
Qof sir badan; khayaanalow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khayaanalow ↴
sirrow [m.l] (-wyo, m.dh)
Qof sir badan; khayaanalow.