Khuluc
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Shuruudda lagu xidho haweenay haddii ay rabto in la furo.
Khuluc
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lcay, -luctay; -lci)Is kh.: haweeney furitaan rabta shuruud ku xirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khuluc ↴
khulcid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg