Kidfan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)Wax kidif laga dhigay noqosho.
Kidfan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax kidfan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kidfan ↴
kidfamid | kidfanaan | kidfanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg