Kimistariga noolaha

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Barashada kiimistariga noolayaasha, gaar ahaan dhismayaashooda iyo shaqada waxyaabaha kiimikeed ee ay ka koobanyihiin, sida badan borotiin, kaarboohaydrayt, dux iyo asiidho bu'eed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kimistariga noolaha


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg