Kirli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Weel biyaha iyo shaaha lagu karsho oo siddo fur iyo naas leh; ibriiq; jalmad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kirli

ibriiq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg