Kix
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cudur badanaa carruurta ku dhaca oo leh qufac iyo neefraac xiriira oo qaylo dheer; xiiqdheer. ld jix, qix.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kix ↴
jix | kahortag | kahortagga-cudurrada | qix | xiiq | xiiqdheer | xiiqdheer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg