Xiiq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Neef xoog leh oo nafleyda qabata kolka in badan la ordo; xuurto. 2. Xiiqdheer; kix.

Xiiq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad bukaansho oo lagu yaqaan iskuroorid kedis ah ee dhuumaha neefta taaso keenta dhibaato neefsasho.

Xiiq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Xiiq qabsasho; xuurtoodid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xiiq

haftee | haftibbax | hanqaare | hiiqley | iskuroor dhuun neefeed | kabti | kabti | kacdin | kix | neef-qabatin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg