Kolaytis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Halaamacoodka mindhicirka waaweyn. Astaamaha u badan waa: shuban mararka qaarkood ay la socdaan dhiig iyo axal iyo xanuun urkurjirtada hoose.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kolaytis ↴
shuban |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg