Koloraydh

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

(kiim.) Iskudhis uu ku jiro koloriin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koloraydh

naatariyam-koloraydh | balaasma | dhidid | haydarokoloorik asiidh | meerkiyuuroos-koloraydh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg