Koore
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)Shey badanaa idiin (harag la megdey) ka sameysan oo la saaro fardaha iyo baqlaha, si marka la fuulo fadhigu raaxo u yeesho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koore ↴
baridhawr | koorayn | kooree | leeddafuul | leeddafuul | leeddo | takoore |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg