Koosaaro

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Cunto koosaar ku darsasho. ld goosaaro.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koosaaro

goosaaro | koosaarasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg