koosee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-seeyay, -saysay)

Si aayar ah u ordid (faras).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koosee

koosayn [m.f.dh]
eeg koosee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg