kootali
(m.l) (-iyo, m.dh)

Nin aan ilaah iyo Nabigiisa rumaysnayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kootali

kootalinimo [m.dh]
Kootali ahaansho (nin).

kootaliyad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney aan Ilaah iyo Nabigiisa rumasnayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg