koran
(m.l)ld koron.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koran ↴
injinyeer [m.l] (-rro/-riin, m.dh)
Qof ku xeel dheer cilmiga dhismaha korantada, makaanikada iwm; muhandis.
koranwaa [m.l]
1. K. ah: sugiwaa; dhawriwaa. 2. ld koranwaayid.
koranwaa [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aayay, -ayday; -aayi)
Sugid waayid; dhawriwaayid.
koron [m.l] (-ommo, m.dh)
Rati la dhufaanay. ld koran.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg