Kordhiye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(fiis.) Qalab kordhiya itaalka sinyaala danabeed sida codka oo tamar dheeraad ah ka soo dheegata il danab kale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kordhiye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg