Kormeer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Baaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.

Kormeer

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Hawl iwm socodkooda u kuurgelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kormeer

gaafmeer | gaafmeer | indha-indhee | kormeere | kormeerid | madaxtus | madaxtus | wareeg |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg