Wareeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Socod aan dan la lahayn. 2. Socod aan toos ahayn; leexad; weecad; laabad.
Wareeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Wadarta dhererada iyo dhinacyada shaxan jomatari.
Wareeg
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)1. (f.g) Meel macno la'aan u socosho. 2. (f.mg) Ka w.: wax ka leexasho. 3. (f.mg) Ku w.: wax kormeerid. 4. (f.mg) U w.: meel u beddelasho (qof). 5. (f.mg) La w.: xil ama alaab iwm cid ka guddoomid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wareeg ↴
faafin | gaafwareeg | gaafwareeg | gaafwareegid | gaallisee | ibitiiliyam | kaalandar | maageer | oodo | qaaddo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg