Kormeere
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)1. Qof ay hawshiisu tahay inuu wax soo kormeero. 2. Askari darajadiisu ka korreysa saddex alifle kana hooseysa xiddigle.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kormeere ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg