koromatidhyo
(m.dh)(baay.) Xidhmo dun oo kala ah oo ka somaysantay koromosoom xilliga wejiyada hore ee qaybsanka unug-ga.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koromatidhyo ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg