Koronkor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Sabuul meseggo oo iniinihiisu caanacaano yihiin oo aan weli bislaan.
Koronkor
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Mesego la kariyay, iyadoo aan la shiidin; cambuulo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga koronkor ↴
koronkoraysad | koronkoraysasho | koronkoraysi | koronkorayso | koronkorro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg