Kortag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Aadidda la aado meel xoogaa durugsan si loogu kaadsho ama saxaroodo. ld kortegid.

Kortag

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-tegay, -tagtay; -tegi)

1. Kaadi ama saxaro meel durugsan u aadid. 2. Ka k.: dad meel joogey oo aan ku ogeyn si kedis ah ugu tegid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kortag

kortegid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg