Kufkuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhicdhicidda qof tabar yari la dhacdhaco.
Kufkuf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)Tabar darro awgeed dhicdhicid (nafley)
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga kufkuf ↴
dhacdhac | dhacdhac | kufkufid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg